Burco (WJN)– Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay halka Laba qof oo kalena ku dhaawacmay Shil Gaadhi oo maanta ka dhacay magaalada Burco, Kadib markii laba Gaadhi oo ah kuwa xamuulka qaada ay isku dhaceen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka