|
|||||
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Burco
October 14, 2019 - Written by Editor:Burco (WJN)– Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay halka Laba qof oo kalena ku dhaawacmay Shil Gaadhi oo maanta ka dhacay magaalada Burco, Kadib markii laba Gaadhi oo ah kuwa xamuulka qaada ay isku dhaceen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo: Ururka Mus-danbeedka Abwaanada Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Taagan Golaha Wakiilada “Afar Sano Muuse Biixi Wuxuu Dagaal Kula Jiray, Cidkasta Oo Abaal Ku Lahayd Iyo Xisbigii Kulmiye”Cal... Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Dhagax Dhigay 28 Guri Oo Loo Dhisayo Qoysas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|