WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Saaka Kula Ciiday Kumanaan Shacbiga Reer Somaliland Ah Masjid Jaamaca Weyn Ee Hargeisa Daawo Sawiro

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Saaka Kula Ciiday Kumanaan Shacbiga Reer Somaliland Ah Masjid Jaamaca Weyn Ee Hargeisa isaga oo madaxweynuhu halkaasi ummadda Muslinka ah ee ku kala nool caalamka isaga oo madaxweynuhu uga duceeyey halkaasi hambalyana hawada u mariyey .Madaxweynuhu markii danbena waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabilay dadka aan nasiibka u helin in ay masjid kula tukadaan madaxweynaha JSL,
IMG_0032.JPG
Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter: Abdiqadir Abdiraxman Habane
Exit mobile version