WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Punthland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaano Katirsan Gobolka Sanaag Iyo Dareenka Xukuumada Jsl.

DHAHAR(W,N)-Madaxwaynaha maamul goboleedka punthland siciid cabdilaahi deni ayaa gudaha usoo galay dhulka somaliland isagoo lagu soo dhaweeyay magaalada dhahar ee gobolka sanaag.

Arintan ayaa wali xukuumada somaliland ka hadal sidoo kalena aanay jirin wax talaabo ah oo ay ka qaaday.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version