Hargeysa (WJN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu war-saxaafadeedc ka soo saaray qabsoomida doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka iyo midaynta qaranka Somaliland, Iyagoo war war wayn ka muujiyay dib u dhac ku yimaada doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka