WAJAALE NEWS

Kulankii 15 Aad Ee Maayirda Dalka oo Ka Furmay Boorama

Boorama (WJN)- Waxaa maanta magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal si rasmi ah uga furmay kulankii 15aad ee Maayirada dalka Somaliland.

Sidoo kale, Kulankan maayirada dalka ayaa waxaa goobjoog ahaa Agaasimeyaasha Wasaaradaha Caafimaadka, Waxbarashada, Gaadiidka, Arrimaha Gudaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/00wKDaaYxRE

Exit mobile version