Gabiley (WJN)- Wasiirkii hore Warshadaha Somaliland ee Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Shucayb Maxamed Muuse ayaa waxaa uu ka hadley horumarka kala duwan ee ka soconaya magaalada Gabiley.
Ex: Wasiir Shucayb ayaa ka hadley hawlgal ay dawlada Hoose ee degmada Gabiley ku banaynayso jidadka, Isagoona bogaadiyay horumarka waxqabad ee golaha deegaanka Gabiley wado.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka