EX: Wasiir Shucayb oo Ka Hadlay Horumarka Kala Duwan Ee Ka Socda Gabiley
October 12, 2019 - Written by Editor:
Gabiley (WJN)- Wasiirkii hore Warshadaha Somaliland ee Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Shucayb Maxamed Muuse ayaa waxaa uu ka hadley horumarka kala duwan ee ka soconaya magaalada Gabiley.
Ex: Wasiir Shucayb ayaa ka hadley hawlgal ay dawlada Hoose ee degmada Gabiley ku banaynayso jidadka, Isagoona bogaadiyay horumarka waxqabad ee golaha deegaanka Gabiley wado.