WAJAALE NEWS

DAAWO; Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ka Jeediyey Madal lagu Soo Dhawaynayay Aqoonyahanka Degmada Allaybaday.

DAAWO; Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Ayaa khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ka Jeediyey Madal lagu Soo Dhawaynayay Aqoonyahanka Degmada Allaybaday. oo kusoo biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani, taasi oo dhawaan lagu qabtay magaalada Hargaysa Gaar ahaan Huteelka Maansoor.

 

Exit mobile version