WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xildhibaan Xasan Shahar Oo Qoyska Madaxwayne Biixi Ka Difaacay Dad Ku Eedeeyay In Uu Dhul Ku Haysto. Kana Waramay Sida Wax Yihiin!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan xasan cabdi cali oo kamid xildhibaanada golaha deegaanka degmada hargaysa ahna gudoomiye kuxigeenka gudida dhulka ee golaha deegaanka ayaa madaxwaynaha somaliland iyo qoyskiisa ka difaacay dad iyo xisbiyada siyaasada oo ku eedaynayay in  uu dhul ku hayso qoysas degan galbeeda hargasa.

Sidoo kale xasan shahar ayaa faah faahin ka bixiyay mudadii uu dhulkani xayirnaa iyo xaqiiqada cida isku haysa iyo cida lehba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version