Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu farax;
Boorama (W,N) Maalintu Waa Maalin khamiis ah Bishuna Tahay 22/02/2018 Taasi oo ku Taariikhaysan Maalin Xiiso gaara leh Iyo Yagleelka Qoyska cusub Waxaana Aroortii hore ka jarmaaday magaalooyinka Hargaysa, Gabiley iyo Wajaale dhalinyaro, madaxdhaqameed iyo masuuliyiin tiro badan kuwaasi oo magaalada Boorama kaga qaybgalayay xaflada meherka Maxamed Xuseen Nuur iyo marwadiisa Nimco Xasan Cali, madashan oo kulmisay badi labeenta iyo mudanta somliland.
Munaasibadan dhaqan ayaa ahayd mid xiiso gaara u lahayd shacabkii goobtan ku kulmay sidoo kalana xusuusisay guurkii barisamaadkii,
WAXAANA HALKAN HAMBALYO UGA DIRAYA MEHERKA MAXAMED XUSEEN NUUR IYO MARWADIISA,NIMCO XASAN CALI;
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxamaan
Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan
Caaqil Cabdi Cumar
Chief Maxamed Xaaji Cabdi
Ex Wasiir Shucayb Maxamed Muuse
Ex Wasiir Cali Xaamud Jibriil
Badhasaab Saleebaan Cali Hayste Ramaax
Siyaasi faysal Cumar Madar
Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame
Maxamed nuur xasan
Sacad Cabdi Xasan
Cabdifataax Cali Cabdilaahi
Mukhtaar cabdi jaamac
Rooble Ibraahim Axmed Haybe
Dr Lix Jir
Cabdi Yuusuf Daahir
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame
Sidoo kale Waxaa Hambalyo Aan lasoo koobi karin uDiraya Bulshada ku dhaqan Maagaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Gaar ahaan Ganacsatada Iyo Dhalinyarada Magaalada .
Dhanka kale Waxaa Hambalyo taa lamida Hawada Umarinaya Bahda Shabakada Warar Ee Wajaalenews
Oo leh Noqda Qoyskii kala hela Umad Khayr qaba Xidhiidhayana Ehelkooda
Aamin Aamin;