GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin cumar cabdi ayaa casho sharaf ku maamuusay xubno kamid ah qurba joogta reer Somaliland eek u dhaqan dalka Sweden oo ku hawlan sidii maktabada gabiley loogu soo ururin lahaa bugaag badan.
Sidoo kale aayarka gabiley oo ay weheliyaan xubno kamid ah goaha deegaanka maamulka maktabada gabiley iyo xubnihii qurba joogta ahaa ayaa soo kormeeray dhismaha maktabada gabiley oo hada gabo gabo ku dhow.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;