Hargeysa (W,N)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxa uu ka hadlay Colaada ka soo cusboonaatay Deegaanka Ceel-afwayn isagoo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku eedeeyay in ay masuul ka tahay Colaadaas ka soo cusboonaatay Degmada Ceel-afwayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka