HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay xaalada xanuunka coronavirus oo somailand ku faafaya isagoo soo jeediyay talooyin muhiim oo uu ugudida ugu baaqay In ay ku daraan wacyigalinteeda
Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa ka hadlay colaad kasoo cusboonaatay deegaanka ceel afwayn oo uu udiray fariin damqasho leh.
Dhanka kale gudoomiye cirro ayaa ka hadlay xuska maalinta qarannimada Somaliland oo ku beegay 18may balse aan la awoodin in la xuso xanuunka coronavirus
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;