HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan axmed diiriye nacnac oo kamid ah golaha wakiilada ayaa deeq raashin ah gaadhsiyay qoys dhawaan hooyada dhashay ay xabsiga utaxaabeen qoyska madaxwaynaha somaliland oo dhulka ay degen yihiin sheegayana in ay leeyihiin.
Qaarkamida haweenka degan buurta kala jeexan ayaa faiirn culus udiray madaxda asxaabta qaranka iyaga oo sheegay in aan dalka lagu aamini karin mudada u hadhay xilka madaxwayne biixi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;