WAJAALE NEWS

Prof Ibrahim Meecaad Oo Ka Digay Shirqoolada Ku Lamaan Dhalinyarada Soo Saaray “Baaq Shacab” Iyo Danaha Siyaasiyiinta Uriyaaqay,

CANADA(W,N)- Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamida Aqoonyahanka reer somaliland Ee ku dhaqan dalka Canada kana mid ahaa saraakiishii Ururkii SNM Ee  xornimada Somaliland dib usoo celiyay ayaa ka hadlay baaq shacab oo ay dhawaan soo saareen qaarkamid dhalinyarada Somaliland kaasi oo ay kaga dayrinayeen xaalada siyaasadeed ee Somaliland halka ay marayso wakhtigan

Prof Ibraahim Meecaad ayaa dhaliilay qaab ay baaqaasi udhigeen dhalinyaradu iyo xubno siyaasiyiin ah oo iyagu uriyaaqay baaqa shacab ee ay soo saareen dhalinyradani

Sidoo kale Prof Meecaad ayaa  faahfaahin guud ka bixiyey xaalada guud ee dalka jsl, isagoo talooyin waayo aragnimo leh u jeediyey Dhalinyarta dhawaanahan waday baaq shacab dhaqaqaaq loogu magac daray kaas oo la doonayo in waxyaabaha khaldan ee dhinaca dawlada lagu saxo.

Dhanka kale Prof Ibraahim Meecaad ayaa fariin u diray Xukuumada Somaliland taas oo uu sheegay inay dhegaysato talooyinka iyo cabashada bulshada ka feejignaato talaabooyinka dhegaraysan ee maamulka madaxweyne farmaajo usoo maleegayaan somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

 

Exit mobile version