WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxweynaha DDSI Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Degmadda Tuli Guuleed Ee Gobolka Faafan.

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar(mustafe cagjar) iyo wafti uu hogaaminaya ayaa socdaal shaqo ku tagay degmada tuli guuleed oo kamid ah gobolka faafan.

Deegaanka tuli guuleed ayaa kamid ah deegaanadii dagaalo culus ku dhexmareen baqaa.ilka wada degan wakhtigii ay sii dhacaysay dawladii Madaxwayne Cabdi Illey.

Waftiga madaxwaynaha ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay deegaanadan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

Exit mobile version