|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxweynaha DDSI Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Degmadda Tuli Guuleed Ee Gobolka Faafan.
October 23, 2019 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar(mustafe cagjar) iyo wafti uu hogaaminaya ayaa socdaal shaqo ku tagay degmada tuli guuleed oo kamid ah gobolka faafan. Deegaanka tuli guuleed ayaa kamid ah deegaanadii dagaalo culus ku dhexmareen baqaa.ilka wada degan wakhtigii ay sii dhacaysay dawladii Madaxwayne Cabdi Illey. Waftiga madaxwaynaha ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay deegaanadan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo: Reer Borame Oo Habeenkii Xalay Dablay Madaxa Soo Duubatay Ay Hurdada udiideen Iyo Afar Ruux O... “18ka May Waa 18ka May Lama Bedelin, Lamana Bedeli Karo. Laakiin, Halka Muranku Ka Jiro Waxan U Arka... Masuuliyiin ,Madax Dhaqameed, Mujaahidiintani Waxay Tacsi Udirayaan Qoyskii Uu ka Baxay Marxuum Max... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|