WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Iska Fogaysay Urur Sheegay In Ay Dawladdu Dacweynayso Dadka Ku Mucaaridka ah Ee Qurbaha Degan,

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada  arimaha dibada jsl iyo masuuliyiiinta kale ee wasaarada waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu baahiyay urur lagu magacaabo ururka midnimada Somaliland  oo sheegay in ay  dadka xukuumada ku maraacidka ah ka dacwaynayaan wadamada ay degan yihiin ee caalamka.

Xukuumada somaliland ayaa warkaasi iyo jirtaanka ururkanba  waxba ka jirin urur ku tilmaamtay iyagoo xusay in aanay jirin in xukuumadu arimahaasi u wakiilatay dawlada arimaha qurba joogta ay uga wakiiltahay wakaalada qurba joogta somaliland,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version