|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Iska Fogaysay Urur Sheegay In Ay Dawladdu Dacweynayso Dadka Ku Mucaaridka ah Ee Qurbaha Degan,
September 26, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada jsl iyo masuuliyiiinta kale ee wasaarada waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu baahiyay urur lagu magacaabo ururka midnimada Somaliland oo sheegay in ay dadka xukuumada ku maraacidka ah ka dacwaynayaan wadamada ay degan yihiin ee caalamka. Xukuumada somaliland ayaa warkaasi iyo jirtaanka ururkanba waxba ka jirin urur ku tilmaamtay iyagoo xusay in aanay jirin in xukuumadu arimahaasi u wakiilatay dawlada arimaha qurba joogta ay uga wakiiltahay wakaalada qurba joogta somaliland, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo:Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Prof.C/salaam Yaasiin Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhga Maxamed Baash... Warar Dheeraad ah Oo Ka Soo Baxaya Deegaanka Galgala Oo Xalay Dagaal Culus Ku Dhex Maray Kooxda Alsh... Soomaaliya Oo Olole Ugu Jirta In Laga Khafiifiyo Cunaqabtaynta Hubka Ee Saaran, Qaraarka Arbacada Be... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|