WAJAALE NEWS

Baxnaano Mugdisho & Taakulo Hargeysa Hal Mashruuc farmaajo Ka Daah Furey Mugdisho!

Baxnaano Mugdisho & Taakulo Hargeysa Hal Mashruuc farmaajo Ka Daah Furey Mugdisho!

Isla mashruuca #Baxnaano hore mugdisho laga daah furey ayaa hada hargeysa lagaga daahfurey, Mugdisho waxa looga bixiyey baxnaano, halka hargeysa looga bixiyey #Taakulo. Degaanada laga fulinayo waxba kuma kala duwana ee lagaga dhawaaqey Mugdisho & Hargeysa. Waxana laga fulinayaa degaanadan.

Gabiley & Salel

Saraar & Heysimo

Hore ayey xukuumada S.land ganafka ugu dhuftay lakiin isla kii ay diidey ayey magac kale saxaafada lagu soo galiyey.

Wasaarada shaqada iyo arimahan bulshada Somaliland ayaa iyadu dhaawaan daahfurtay mashruucan oo ay gabi ahaanba qarisay cidan bixinaysa islamaraana ay ubixisay magaca baxnaano.

Xukuumada Muse biixi waxay taagan tahey bakhtiga ma cuno fuudkiisana waan cabnaa

Noman muuse social actives.

Exit mobile version