GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Oo ay weheliyaan wafti ka socda dalka jarmalka oo uu hormuud ka yahay safiir kuxigeenka jarmalka iyo madaxa horumarinta dalka ee bariga Africa ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay mashruuca Biji oo ka socda deegaano karirsan gobolka gabiley.
Mashruuca ayaan waxaa maalgalinaysa dalka jarmalka kaasi oo lagu xidhayo dhulka beeraha ayna ka faa,iidaysanayaa beeralayda gobolku.
Waxaana kormeerkan ka hadlay maayarka Gabiley, Badhasaabka gobolka gabiley safiir kuxigeenkii ka socday dalka jarmalka iyo wasiirka wasaarada beeraha,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;