WAJAALE NEWS

Maayarka Magaalada Boorama oo Si Adag Uga Hadlay Xilka Qaadis Lagu Samaynayo

Hargeysa (WJN)- Maayarka Magaalada Borama Maxamed Xuseen Maydhane ayaa waxaa uu si adag uga hadley mooshin la xidhiidha xilkiisa Maayarnimo oo la sheegay in laga qaadaayo waxaana uu sheegay in uu sifo sharci ah xilkaasi ku yimid isla markaana uu sifo sharci ahna kaga tagi doono.

Dhinaca kale Maayarka magaalada Boorama Maxamed Xuseen Maydhane ayaa waxaa uu sheegay in aanu is casili doonin hadii cadaadis lagu saaro in uu iscasilo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version