HARGAYSA(W.N) – Askartii shalay laga eryaya Ciidamada Dab-demiska Somaliland kadib markii lagu eedeeyay inay cuneen qaad islamarkaana ay sigaar cabeen iyagoo shaqada ku jiraa, ayaa waxa ay maanta dacwad ka dhan ah Taliska ciidamada Dab-demiska u gudbiyay Maxkamada Ciidamada Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;