Shaqaale Laga Eryay Ciidanka Dab-damiska Oo Dacwad Ugudbiyay Maxkamada Ciidamada Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shaqaale Laga Eryay Ciidanka Dab-damiska Oo Dacwad Ugudbiyay Maxkamada Ciidamada Somaliland!
September 3, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N) – Askartii shalay laga eryaya Ciidamada Dab-demiska Somaliland kadib markii lagu eedeeyay inay cuneen qaad islamarkaana ay sigaar cabeen iyagoo shaqada ku jiraa, ayaa waxa ay maanta dacwad ka dhan ah Taliska ciidamada Dab-demiska u gudbiyay Maxkamada Ciidamada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS