HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada waxbrashada oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradu ayaa shaaciyay tirada deeq waxbarasho oo somaliland ay siisay dawlada itoobiya
Sidoo kale masuuliyiinta ayaa ka hadlay sida loo qaybin doono deeqdan iyo shuruudaha lagu qaadan doona ardayda la qaadanayo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALK A WARKAN;
https://youtu.be/o3W8NVejDkg