HARGAYSA(W,N) Soo saaraha barnaamijka maamul wanaaga ee ka baxa Tvga Horn Cable Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane ayaa faah faahin dheeraada ka bixiyay falan qayntii uu ku sameeyay miisaaniyada wasaarada gaadiid iyo jidadka oo wasiirkeedu maanta si cad u weeraray soo saaraha barnaamijka
Aqoonyahan mustafe ayaa soo bandhigay cadaymo dheeraada oo la xidhiidha miisaaniyada wasaarada gaadiidka
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;