|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Soo Saaraha Barnaamijka Wasiirka Gadiidka Iyo Jidadku Ka Gubtay Oo Soo Bandhigay Cadaymo Dheeraada!
September 2, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Soo saaraha barnaamijka maamul wanaaga ee ka baxa Tvga Horn Cable Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane ayaa faah faahin dheeraada ka bixiyay falan qayntii uu ku sameeyay miisaaniyada wasaarada gaadiid iyo jidadka oo wasiirkeedu maanta si cad u weeraray soo saaraha barnaamijka Aqoonyahan mustafe ayaa soo bandhigay cadaymo dheeraada oo la xidhiidha miisaaniyada wasaarada gaadiidka HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Magaalada Gabiley Oo Laga Tukaday Salaada Roob Doonta Iyo Masuuliyiinta Gobolka Gabiley Oo Ka Qayb G... Madaxwayne Biixi Oo Eedo Culus Ujeediyay Qaramada Midoobay Iyo Nuxurka Digniin Uu Udiray Wakiilka Mu... Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Ka Qayb Galay Barnaamijka Horumrinta Cilmiga Wajigiisii Saddexa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|