HARGAYSA(W,N)- Hordhaca waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka awdal ee hormuudka ah tabashada reer awdal iyo raadinta saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka.
Siyaasi Abgaal ayaa Soo Bandhigay tirada digreetooyinka madaxwayne biixi uu magacaabay iyo inta reer awdal ah
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARYAYSIGAN HORDHACA AH EE SIYAASI ABGAAL;