WAJAALE NEWS

Siyaasi Abgaal Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Qurba Joogta Reer Awdal.

BOORAMA(W,N)-Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo xilal wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadihii hore ee Somaliland hadana kamid ah xisbiga mucaaridka ee wadani kana mid siyaasiyiinta ugu miisaanka culus gobolka awdal aaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka guuxa ka taagan awdal natiijada wasiiradii xukuumada katirsanaa ee mudada ku sugnaa awdal

Sidoo kale siyaasi abgaal ayaa ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu isagu hormuud ka yahay xaalada maanta Somaliland ku sugan tahay isagoo ugu baaqay si inta hadhay loo badbaadiyo in uu doorasho deg deg uqabto

Dhanka kale siyaasi maxamed jaamav ayaa fariimo isbarkan udiray qurba joogta reer awdal ee uhanqal taagay somaliya iyo garaad jaamac garaad cali oo ugu baaqay in aanu ku daalin sidii uu awdal dab ugalin lahaa

Exit mobile version