WAJAALE NEWS

Abaanduulaha Ciidanka Somaliland oo Ka Jawaabay Eedaymo Ka Soo Yeedhay Taliyaha Ciidanka Puntland

Hargeysa (WJN) – Abbaanduulaha Koowaad ee Ciidammada Qaranka Somaliland, Cabdirisaaq Siciid Bullaale ayaa shir-jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xarunta Miiska Saraakiisha wuxuu kaga jawaabay hadal ka soo yeedhay Taliyaha Ciidammada Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Abaanduulaha Ciidanka Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedaymo Ka Soo Yeedhay Puntland

Exit mobile version