Abaanduulaha Ciidanka Somaliland oo Ka Jawaabay Eedaymo Ka Soo Yeedhay Taliyaha Ciidanka Puntland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abaanduulaha Ciidanka Somaliland oo Ka Jawaabay Eedaymo Ka Soo Yeedhay Taliyaha Ciidanka Puntland
September 7, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) – Abbaanduulaha Koowaad ee Ciidammada Qaranka Somaliland, Cabdirisaaq Siciid Bullaale ayaa shir-jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xarunta Miiska Saraakiisha wuxuu kaga jawaabay hadal ka soo yeedhay Taliyaha Ciidammada Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS