LONDON(W,N) Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay Fanaan Nuur Daalacay kaasi uu kaga Hadley Xaalada Guud Ee Dalka Somaliland Iyo Gardarooyinka Dawlada Somaliya Ku hayso Qadiyada Madax banaanida Somaliland.
Sidoo kale fanaanka ayaa soo bandhigay Hees Cusub Oo Ku luqeynayo Oo uu Alifey Abwaan Ali Seenyo Kana Hadleysa In aaney jirin Wax Ay Kawada Hadlaan Somaliland Iyo Somaliya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA FANAANKA;