HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiira) ayaa khudbadii jimcaha ee Maanta kaga Hadlay Arimo kala Duwan oo ku Taxaluqa xaalada Somaliland Ee Xiligan ay ku sugan Tahay, sidoo kale Sheekkha ayaa xukuumada uga digay in si dhibyar ugasho heshiisyada qaar.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDABADA SHEEKH AADAN OO DHAMAYSTIRAN;