HARGAYSA(W,N) Suldaan Maxamed Axmed Sheekh oo kamida madaxdhqameedka somalildn ee gobolka saaxil ayaa ka hadlay muranka ka taagan saai qaybsiga kuraasta baarlamaanka
Sidoo kale suldaan maxamed axmed sheekh ayaa sheegay in gobolka saaxil afar kursi ka maqan yihiin uuna ku dulman yahay sida ay hada lagu fadhiyo kuraasta golayaasha guurtida iyo baarlamaanka
Halkan ka daawo Muuqaalka warkan;