|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh Oo ka Hadlay Arinta Saami Qaybsiga, Sheegayna In Gobolka Saaxil Kuraasi Ka Maqan Tahay!
August 20, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Suldaan Maxamed Axmed Sheekh oo kamida madaxdhqameedka somalildn ee gobolka saaxil ayaa ka hadlay muranka ka taagan saai qaybsiga kuraasta baarlamaanka Sidoo kale suldaan maxamed axmed sheekh ayaa sheegay in gobolka saaxil afar kursi ka maqan yihiin uuna ku dulman yahay sida ay hada lagu fadhiyo kuraasta golayaasha guurtida iyo baarlamaanka Halkan ka daawo Muuqaalka warkan; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|