Hargeysa (WJN)- Xoghayaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi iyo Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Wasaarada waxbarashada iyo Wasaarada Diinta iyo Awqaafta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka;