Hargaysa(wajaalenews) wararka gana soo gaadhaya qasriga madaxtooyada somaliland ismarkaana ah ilo xogogaala oo lagu kalsoon yahay ayaa noo xaqiijiyay in isku shaandhay uu madaxwayne siilaanyo caawa ku sameeyay golaha wasiirada iyo taliyayaasha ciidama kala duwan uu ku magacaabay masuuliyiin cusub halka uu xilalkii ka qaaday xubno wasiiro iyo taliyihii ciidanka qaranka gen ismaaciil shaqale kaasi oo uu u magacaabay taliyhii hore ee ciidamada qaranka gen nuux taani
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in xubno wasiiro ah ku sameeyay isku bedel
Halka uu xilkii ka qaaday afhayeenkii madaxtooyada.
Laso wararka kasoo kordha saacadaha soo socda