“Waxaan leeyahay Muuse Biixi Talo Ayaa Lagaaga Baahan Yahay Maanta Waynu Ognahay Xaalada Dalka”Gudoomiy Faysal cali Waraabe.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay xaalada colaadeed ee ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood isagoo madaxwayne biixi ku eedeeyay in aanu hayn xal siyaasadeed iyo mid milatari isagoo ugu baaqay in looga baahan yahay qorshe lagu xaliyo xaalada gobolka sool
Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa fariin culus udiray garaarada gobolka sool ee colaada hurinaya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;