War Deg Dega Madaxwayne Siilaanyo oo Taliyaha Ciidan Qaranka U Magacaabay GEN Nuux Taani Iyo masuuliyin kale oo Uu Magacaabis Iyo Xilka Qaadis Ku Sameeyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Dega Madaxwayne Siilaanyo oo Taliyaha Ciidan Qaranka U Magacaabay GEN Nuux Taani Iyo masuuliyin kale oo Uu Magacaabis Iyo Xilka Qaadis Ku Sameeyay.
August 14, 2016 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews) wararka gana soo gaadhaya qasriga madaxtooyada somaliland ismarkaana ah ilo xogogaala oo lagu kalsoon yahay  ayaa noo xaqiijiyay  in isku shaandhay uu madaxwayne siilaanyo caawa ku sameeyay golaha wasiirada iyo taliyayaasha ciidama kala duwan uu ku magacaabay masuuliyiin cusub halka uu xilalkii ka qaaday xubno wasiiro  iyo taliyihii ciidanka qaranka gen ismaaciil shaqale kaasi  oo uu u magacaabay taliyhii hore ee ciidamada qaranka gen nuux taani

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in xubno wasiiro ah ku sameeyay isku bedel

Halka uu xilkii ka qaaday afhayeenkii madaxtooyada.

Laso wararka kasoo kordha saacadaha soo socda

COMMENTS
LINKS