Hargeysa (WJN)- Xoghayaha warfaafinta Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi, ayaa eedaymo culus u jeediyay Hay”adda Dhowrista Tayada Somaliland, Isagoona ku eedeeyay inay gabi ahaanba gabtay shaqadeedii.
Dhinaca kale waxa uu Xoghaye Yuusf Kayse uu sheegay in shaqaalaha ajaanibka ahi ay gabi ahaanba la wareegeen shaqadii ay xaqa u lahaayeen muwaadiniinta reer Somaliland, waxaana uu arrintaasi ku dhaliilay Wasaarada Shaqo Gelinta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka