WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Oo Hambalyo Iyo Duco Usoo Diray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciida!

MAKA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland iyo xubno kamid ah golaha xukuumadiisa oo kusugan xajka kana mid maaliyiinta muslimiinta ee sanadka xajaya ayaa fariin hambalyo iyo duco ah usoo diray shacabka reer somaliland iyo guud ahaan shucuubta islaamka.

Madaxwayne biixi ayaa shacabka reer somaliland ujareeyay in sanadkan sanadkiisa ilaahay barwaaqo iyo bash bash ku gaadhsiiyo.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version