DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Oo Hambalyo Iyo Duco Usoo Diray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciida! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Oo Hambalyo Iyo Duco Usoo Diray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciida!
August 10, 2019 - Written by Editor:

MAKA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland iyo xubno kamid ah golaha xukuumadiisa oo kusugan xajka kana mid maaliyiinta muslimiinta ee sanadka xajaya ayaa fariin hambalyo iyo duco ah usoo diray shacabka reer somaliland iyo guud ahaan shucuubta islaamka.

Madaxwayne biixi ayaa shacabka reer somaliland ujareeyay in sanadkan sanadkiisa ilaahay barwaaqo iyo bash bash ku gaadhsiiyo.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS