Gabiley (WJN)- Maayirka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ay weheliyaan Maayir ku xigeenka gobolka iyo qaar ka mida Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley, ayaa maanta si wada jir ah u kormeeray dhismaha Jid laami ah oo isku xidhaya Afar laami oo dhexmaraya gudaha magaalada Gabiley. ayaa noqonaya jidkii ugu dheeree ee laga hirgaliyo gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka