BOORAMA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada boorama oo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumada katirsan iyo maamulka gobolku ayaa siwayn iskugu soo baxay xuska maalinta qaranimada somaliland ee 18may halkaasi oo ay gaardis ku mareen ciidamada kala duwan ee somaliland.