DAAWO;-Maayirka Magaalada Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhismaha Jid Isku Xidhaya 4 Laami Oo Dawlada Hoose Hirgalinayso! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayirka Magaalada Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhismaha Jid Isku Xidhaya 4 Laami Oo Dawlada Hoose Hirgalinayso!
August 27, 2019 - Written by Editor:

Gabiley (WJN)- Maayirka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ay weheliyaan Maayir ku xigeenka gobolka iyo qaar ka mida Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley, ayaa maanta si wada jir ah u kormeeray dhismaha Jid laami ah oo isku xidhaya Afar laami oo dhexmaraya gudaha magaalada Gabiley. ayaa noqonaya jidkii ugu dheeree ee laga hirgaliyo gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS