Hargeysa (WJN)- Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryooley), ayaa dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Isagoona ku eedeeyay inay dhayalsatay inay waan waan ka gasho arinta Kornayl Caarre.
Dhinaca kale, Cali Qoryooley ayaa masuuliyiinta Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Biixi ugu baaqay inay si deg deg ah isku casilaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka