WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Warshadaha Jsl oo Dhagax Dhigay Warshad Dalka Nooceedu Ku Cusub Tahay Iyo Ganacsato Shiinaha Ah oo Maalgalisay.

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse Ayaa maanta magaalada hargaysa ka Dhagax dhigay warshad nooceedu dalka ku cusub tahay taasi oo ay maalgashanyaan ganacsato dalka shiinaha u dhalatay Warshad ayaa ka kashaqaynaysa sidii tamarta qoraxda looga faa,iidaysan lahaa.

Wasiirka warshada oo madashan ka hadlayaa ayaa ganacsatada ku booriyay in ay dalka maalgashadaan sidoo wasiirka ayaa ku bogaadiyay ganacsatada dalka shiinaha u dhashay ee warshadan hirgalinaya.

sidoo kale waxaa munaasibadan ka hadlay masuul ku haldayay afka comanyga hirgalinaya warsadan ka shaqaysanay adeegsiga solar systemka taasi oo ku cusub guud ahaan dalka somaliland.

Exit mobile version