WAJAALE NEWS

Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Faah Faahin ka Bixiyay Xeerka Ismaamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Golaha Wakiiladu Ansixiyeen!

HARGAYSA(W,N) Kuxigeenka xafiiska qareenka guud ee qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka ee shalay golaha wakiladu ansixiyeen kaasi oo siyaabo kala duwan loogu turjumay bulshada ,

Qareen kuxigeenka guud ee qaranka ayaa cadeeyay in aanay jirin wax degmo ah oo darajada loo kordhiyay iyo mid laga dhimaytoona

Halkan ka Daawo Wuuqaalka warkan;

Exit mobile version