WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka S.P.P Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Xisbiyada Iyo Ururada La Qaateen Komishanka Doorashooyinka

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka EE S.P.P Garyaqaan Maxamed Maxamuud xaashi “Timo” ayaa ka warbixiyay kulan ay maanta ururada iyo xisbiyada qaranku la qaateen komishanka doorashooyinka Somaliland

Gudoomiye Timo ayaa sheegay in xubnaha komishanka uga xogwarameen halka ay marayaan hawlaha udiyaar garowga doorashooyinka iyagoo xusay in dhamaan ay udiyaar yihiin hawlaha lagu galayo doorashada ururada iyo madaxtooyada oo mudo dhowr bilood ahi inaga xigaan.

 

Exit mobile version